Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like WARSAXAAFADEED WADAJIR AH BEESHA CAALAMKA: GO’AANNADII UGU DAMBEYSAY EE GOLAHA AMNIGA QARANKA WAA TALLAABOOYIN SOO DHOWEYN MUDAN OO LOO QAADAY DHANKA SAXDA AH 15/02/2018 Akhriso:-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho 23/02/2019 RW Xamse oo tababar u soo xiray Ciidamo la dagaalamaya Al-Shabaab 08/02/2023 Howlgal dad lagu qab qabtay oo laga sameeyay Magaalada Muqdisho 09/03/2022 Akhriso+Sawirro:- War murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada 05/11/2017 Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Fuliyey Howlgal Dad Lagu Soo Qab-Qabtay 06/04/2022 Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo ka waddo magaalada Garowe 27/08/2022 Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 06/05/2023 DFS oo sheegtay in Shaqada laga Eryay Safiirkii u joogay Roma kuna eedeysay Maamul xumo 01/05/2022 Beesha Caalamka oo qoraal cusub kasoo saartay wadahadallada DF iyo Somaliland 17/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.