Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like Al-Shabaab oo weerar ku dilay Askar ka tirsan Ciidanka Kenya 17/12/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/11/2021 Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Masjid ku yaalla Pakistan 30/01/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/07/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 21/12/2021 Maxay ka wada hadleen Farmaajo & Guddoomiyeyaasha KMG ah ee labada Aqal? 17/04/2022 Baarlamaanka Ciraaq oo maalintii labaad gacanta ugu jira mudaharaadayaasha 01/08/2022 Turkiga oo ku wareejiyay Dowlada Soomaaliya Saldhig Milatari 07/03/2021 Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka Peskov oo laga helay cudurka Coronavirus 13/05/2020 Wasiir Duraan;”Waan ka fiirsanaynaa go’aanka Kenya ku hakisay duulimaadyada” 11/05/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.