Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye written by Warsan Radio 14/05/2022 Ciidamada GorGor ayaa dagaal kula wareegay Deegaanka Sangooye oo ay isku aruursanayeen xubno ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee shalay laga saarey Dhuusamareeb.Saraakiisha ciidanka Danab ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii saaka ay ku qaadeen ciidanka Ahlusunna, waxaana ay sheegeen in ay ku qabsadeen gaari Cabdille ah iyo sanaad kale.Ciidanka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in ay kusii jeeday deegaanka Bohol oo ah Saldhiga ciidanka Ururka Ahlusunna ee ay kasoo weeraran magaalooyinka Galmudug.Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug ayaa degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen dagaallo qaraar oo u dhaxeeyay Xooggaga Ahlu Sunna Waljamaaca iyo ciidanka dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka Galmudug. Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS next post Dhageyso:-Wark Galab ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/09/2021 Al-Shabaab oo weeraray degaanka Janaale iyo dagaal ka dhacay 14/07/2022 Taliye Odowaa oo ka hadlay ciidamadii shalay gadoodka ka sameeyey Muqdisho 22/06/2020 SSC”Waxa aan caddaynaynaa in aanaan deegaan iyo dad kale toona duullaan ku ahayn.” 26/08/2023 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 18/09/2017 DHAGEYSO;-BARNAAMIJKA BANDHIGA WARSAN EE IDAACADA WARSAN 25/08/2022 RW Rooble oo sheegay in Farmaajo Ciidan dul-dhigay Xafiiskiisa 27/12/2021 Shiikh Shariif: “Masiirka ummadu uma afduubnaan karo ashkhaas kursiga inay sii joogaan raba” 17/08/2020 RW Kheyre oo ka qeb galay shir looga hadlayay hormarinta Maaliyadda dalka 01/06/2020 EPL: Ederson oo guul daro ka badbaadiyay Man City xili De Bruyne bareelo looga qaaday garoonka +SAWIRRO 31/12/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.