Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.War rasmi ah oo uu soo saaray Daahir ayuu sheegay in uu sii wadi doono sixitaanka nidaamka dowliga ah.SHAACIN KA HARITAANKA TARTANKA DOORASHADA MADAXWEYNAHA 10-AAD EE JFS.Waxaan marka hore u mahadnaqayaa Alle, marka xigana kooxda iyo taageerayaasha olohayga murashaxnimo.Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, aniga oo sii wadi doona dadaallada aan ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya.Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa mudanayaasha baarlamaanka ee sida dhaw ii garab istaagay muddadii aan ololaha ku jirnay.Waxaan xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee JFS ku boorrinayaa uguna ducaynayaa in ay dalka u dooraan hoggaan wanaagsan oo astaan u noqon kara isbaddalka loo baahan yahay. Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan You may also like Webiga Shabelle oo markale bilaabay inuu ku fataho Beledweyne 09/09/2020 RW Rooble oo la kulmay Madaxda Dowlad Goboleedyada qaarkood (SAWIRRO) 21/05/2021 Ururka Daalibaan oo maanta ku dhawaaqaya dhismaha dowlad cusub 03/09/2021 Kenya oo sheegtay inay dishay Xubno katirsan Al-Shabaab 17/02/2023 Dhageyso+Sawirro:-Xaflad lagu maamusayo Xuska 8 Maarso oo Baardheere lagu qabtay 08/03/2018 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 13/11/2021 Wafdi uu hogaaminaayo gudoomiyaha baarlamaanka KGS oo gaaray degmada Xudur & soo dhaweyn loo sameeyay 26/10/2020 Wafdi uu horkacayo ergayga Qatar ee Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO” 01/05/2021 Dhageyso:-Khilaaf soo kala dhex galey gudiga Beeraleyda Baardheere 22/06/2020 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/02/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.