Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.War rasmi ah oo uu soo saaray Daahir ayuu sheegay in uu sii wadi doono sixitaanka nidaamka dowliga ah.SHAACIN KA HARITAANKA TARTANKA DOORASHADA MADAXWEYNAHA 10-AAD EE JFS.Waxaan marka hore u mahadnaqayaa Alle, marka xigana kooxda iyo taageerayaasha olohayga murashaxnimo.Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, aniga oo sii wadi doona dadaallada aan ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya.Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa mudanayaasha baarlamaanka ee sida dhaw ii garab istaagay muddadii aan ololaha ku jirnay.Waxaan xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee JFS ku boorrinayaa uguna ducaynayaa in ay dalka u dooraan hoggaan wanaagsan oo astaan u noqon kara isbaddalka loo baahan yahay. Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-Laftagareen oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab 02/01/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/12/2020 Liverpool Oo Qarka U Saaran Saxiixeedii Uu Horeeyay Ee Suuqa January 06/01/2022 Dowladda Turkiga & qaar kamid ah dalalka Carbeed oo ka hadlay qaraxyadii Soobe 30/10/2022 Jubbaland oo degmooyin u ansixisay Dhoobley iyo Buurdhuubo. 23/06/2022 Natiijada doorashada madaxtinimada Maraykanka oo goor dhaw la filaayo in lagu dhawaaaqo 04/11/2020 Diyaaraddii ugu horeysay oo Israel oo duulimaad ku tagtay Abu Dhabi iyo Qarax Ka Dhacay Abu Dhabi (Sawiro) 31/08/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Uganda 08/08/2022 Ciidanka DANAB oo la wareegay degaanka Ceelbaraf & faah faahin laga helayo 27/06/2022 Akhriso:-Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Addis Ababa 12/09/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.