Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.War rasmi ah oo uu soo saaray Daahir ayuu sheegay in uu sii wadi doono sixitaanka nidaamka dowliga ah.SHAACIN KA HARITAANKA TARTANKA DOORASHADA MADAXWEYNAHA 10-AAD EE JFS.Waxaan marka hore u mahadnaqayaa Alle, marka xigana kooxda iyo taageerayaasha olohayga murashaxnimo.Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, aniga oo sii wadi doona dadaallada aan ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya.Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa mudanayaasha baarlamaanka ee sida dhaw ii garab istaagay muddadii aan ololaha ku jirnay.Waxaan xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee JFS ku boorrinayaa uguna ducaynayaa in ay dalka u dooraan hoggaan wanaagsan oo astaan u noqon kara isbaddalka loo baahan yahay. Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan You may also like Israel oo duqeysay goob ay Ururka Xisbullah Ku xoogantahay Koonfurta Lubnaan 26/08/2020 Sawiro: Qorista Qorshaha Horumarinta KG Oo Lagu Qabtay Magalada Baydhabo. 30/11/2019 Weerarada lagu haayo Soomaalida ku Ganacsatada dalka Koonfur Afrika oo kordhay 23/01/2023 Xuska maalinta caalamiga ah ee bedqabka cunnada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay 07/06/2020 Dowladda UK oo sheegtay inay Soomaaliya ka caawinayso inay amnigeeda kala wareegto ATMIS 13/05/2022 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/01/2022 Wararkii ugu danbeeyay xaalada Xildhibaan Boorow Qarax lagu dhaawacay & Muuqaaladda Gaarigiisa oo gubtay 16/09/2018 Daaawo Video Madaxweyne Farmaajo oo xafiiska la wareegay 16/02/2017 DHEGEYSO: Xubno Kasoo Goostay Alshabaab oo Lasoo Bandhigay. 04/08/2019 Puntland oo kasoo horjeesatay Shirka Shidaalka Afrika ee ka socda Dubai 10/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.