Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.War rasmi ah oo uu soo saaray Daahir ayuu sheegay in uu sii wadi doono sixitaanka nidaamka dowliga ah.SHAACIN KA HARITAANKA TARTANKA DOORASHADA MADAXWEYNAHA 10-AAD EE JFS.Waxaan marka hore u mahadnaqayaa Alle, marka xigana kooxda iyo taageerayaasha olohayga murashaxnimo.Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, aniga oo sii wadi doona dadaallada aan ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya.Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa mudanayaasha baarlamaanka ee sida dhaw ii garab istaagay muddadii aan ololaha ku jirnay.Waxaan xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee JFS ku boorrinayaa uguna ducaynayaa in ay dalka u dooraan hoggaan wanaagsan oo astaan u noqon kara isbaddalka loo baahan yahay. Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan You may also like Maamulka G/Banaadir oo sheegay inay tallaabo ka qaadayaan dadka ka ganacsada daawooyinka dhacay 27/05/2023 RW Kheyre oo ka hadlay naf-hurnimada Shaqaalaha caafimaad ee ku howlan Xakameynta Covid-19 02/05/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Radio Warsan 05/07/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 22/10/2022 Dhageyso: Barnaamijka Waxbarashada Idaacada Warsan 01/07/2023 VIDEO:-XAFLAD CALEEMA SAARKII MALAAQA CUSUB EE BEESHA QOOMAAL 08/12/2017 RW Xamsa Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay Qatar + Ujeedkiisa 04/09/2023 Axmed Karaash Oo Mar Kale Si Kulul Kaga Jawaabay Go’aankii Siciid Deni 26/04/2022 Ciidamada ATMIS oo ku dhowaaqday go’aan culus, kaddib weerarkii Gobolka Hiiraan. 04/09/2022 Hooyo iyo labo carruur oo ay dhashay oo lagu diley deegaan ka tirsan Warsheekh 09/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.