Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.War rasmi ah oo uu soo saaray Daahir ayuu sheegay in uu sii wadi doono sixitaanka nidaamka dowliga ah.SHAACIN KA HARITAANKA TARTANKA DOORASHADA MADAXWEYNAHA 10-AAD EE JFS.Waxaan marka hore u mahadnaqayaa Alle, marka xigana kooxda iyo taageerayaasha olohayga murashaxnimo.Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, aniga oo sii wadi doona dadaallada aan ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya.Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa mudanayaasha baarlamaanka ee sida dhaw ii garab istaagay muddadii aan ololaha ku jirnay.Waxaan xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee JFS ku boorrinayaa uguna ducaynayaa in ay dalka u dooraan hoggaan wanaagsan oo astaan u noqon kara isbaddalka loo baahan yahay. Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan You may also like RW Rooble oo Midowga Yurub kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha 26/05/2022 SRSG Keating congratulates Mohamed Mursal on his election as Speaker of the federal parliament’s House of the People 01/05/2018 Madaxweynaha Mareykanka oo la-taliye sare u magacaabay Xamse Warfaa oo Soomaali ah 11/01/2022 Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay dalka kajirto Abaar daran 21/06/2022 Gudoomiyihii maamulka Garissa oo la soo taagay Maxkamad ku taalla Nairobi (Sawiro) 15/09/2020 Maraykanka oo dowlada Sudan ka saaray liiska Argagaxisada 15/12/2020 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 19/01/2023 Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir deg-deg ah oo ay yeesheen Madaxda dalalka IGAD 16/04/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 29/08/2021 Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo faahfaahin ka bixisay go’itaankii internet-ka iyo feejignaanta loo baahan yahay 27/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.