Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.War rasmi ah oo uu soo saaray Daahir ayuu sheegay in uu sii wadi doono sixitaanka nidaamka dowliga ah.SHAACIN KA HARITAANKA TARTANKA DOORASHADA MADAXWEYNAHA 10-AAD EE JFS.Waxaan marka hore u mahadnaqayaa Alle, marka xigana kooxda iyo taageerayaasha olohayga murashaxnimo.Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, aniga oo sii wadi doona dadaallada aan ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya.Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa mudanayaasha baarlamaanka ee sida dhaw ii garab istaagay muddadii aan ololaha ku jirnay.Waxaan xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee JFS ku boorrinayaa uguna ducaynayaa in ay dalka u dooraan hoggaan wanaagsan oo astaan u noqon kara isbaddalka loo baahan yahay. Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 30/08/2023 MAAMULKA KOONFUR GALBEED OO MAGACOWDAY GUDOOMIYE CUSUB DEGMADA WAAJID 12/06/2020 Ciidamada Dalka Myanmar oo Xasuuq u geeystay Dad Shacab ah 21/10/2022 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 03/07/2023 MW Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya 26/10/2023 Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda degaan katirsan gobolka Hiiraan 06/11/2022 Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteeynayo 25/02/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 31/08/2023 Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dhameystiri doonto xeerarka Shidaal baarista 08/11/2022 DHAGEYSO: BARNAAMIJKA MAYKO USUB EE IDACADA WARSAN 27/04/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.