Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.War rasmi ah oo uu soo saaray Daahir ayuu sheegay in uu sii wadi doono sixitaanka nidaamka dowliga ah.SHAACIN KA HARITAANKA TARTANKA DOORASHADA MADAXWEYNAHA 10-AAD EE JFS.Waxaan marka hore u mahadnaqayaa Alle, marka xigana kooxda iyo taageerayaasha olohayga murashaxnimo.Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, aniga oo sii wadi doona dadaallada aan ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya.Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa mudanayaasha baarlamaanka ee sida dhaw ii garab istaagay muddadii aan ololaha ku jirnay.Waxaan xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee JFS ku boorrinayaa uguna ducaynayaa in ay dalka u dooraan hoggaan wanaagsan oo astaan u noqon kara isbaddalka loo baahan yahay. Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan You may also like Beesha Caalamka oo war kasoo saartay doorashadii ka dhacday Soomaaliland. 08/06/2021 Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Pakistaan 27/10/2020 Fannaanadii weyneyd Faadumo Cali Nakruuma oo magaalada Muqdisho ku geeriyootay 21/02/2021 Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Soomaali u Shaqeeyneysay Sirdoonka Kenya 01/08/2022 Shirka Amniga ee Dowlad gobaleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa lagu Qabtay Magaalada Baydhabo 09/11/2022 Akhriso: Qorshaha amniga doorashooyinka qaran oo xalay shaaca laga qaaday 21/06/2021 Taalibaan Oo Dagaal La Gashay Ciidamada Ilaalada Xuduudda Ee Waddanka Iiraan 01/08/2022 Madaxweyne laftagareen & Guddoomiyaha Waajid oo ka wada hadlay Go’doonka ay saareen Al-Shabaab degmada 05/06/2022 Saraakiisha Ciidamada DFS & kuwa ATMIS oo shir deg deg ah ka yeeshay Amniga Dhuusamareeb 11/05/2022 Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaadatay wasiirka arrimaha dibadda Jaban. 28/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.