Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Wasaarada Arimaha Gudaha K/Galbeed oo Kulan ka yeeshatay saameynta fatahaadda Webiga Shabeelle 20/07/2020 DHAGEEYSO:-warbixin caleema sarka malaaqa manata 07/01/2017 Maamulka gobolka Hiiraan oo ka hadlay dad lagu dilay wadada xiriirisa Matabaan iyo Guriceel 21/01/2021 Dhageyso: Barnaamij ku saabsan iskaashiga Somaliya iyo Mareykanka 22/10/2023 Ra’iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska Liz Truss ayaa ballan qaaday in uu meesha ka saarayo duufaanno dhaqaale 07/09/2022 Sheekh Mukhtaar Roobow oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay gobolka BAKOOL 20/06/2020 Dhageyso:-Xildhibaan Khadiija Kuweyd oo eedeysay Madaxda Jubbaland 23/12/2018 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denioo qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya 24/08/2022 SPECIAL REPRESENTATIVE OF THE SECRETARY-GENERAL FOR SOMALIA BRIEFING TO THE SECURITY COUNCIL 15 May 2018 15/05/2018 Ninkii dilay Taliyaha Booliska Guriceel Walaalkiis oo dil Toogasho ah lagu Xukumay 16/11/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.