Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Ciidamada Israel iyo Xamaas oo wali ku dagaallamaya dhowr goobood 09/10/2023 Kuraas kamid ah Golaha Shacabka Doorashadooda oo ka socota Garoowe 18/03/2022 Madaxwyne Xasan Sheekh & Shariif Xasan oo kulan ku yeeshay Muqdisho 31/08/2020 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 01/01/2022 Itoobiya oo war hor leh kasoo saartay Dagaalada kasoo cusboonaaday wadankaasi. 28/08/2022 Hindiya: Dad ku geeriyooday buur ku soo duntay 09/02/2021 Dowlada Shiinaha oo Digniin adag kasoo saartay talaabo dowlada Mareykanka damacsan tahay 26/05/2020 Ardayda Xudur oo dalbaday in laga caawiyo qalabka looga hortago Cudurka Covid-19 01/03/2021 Wararkii ugu dambeeyay ee Duqeynta Falastiin 16/05/2021 Akhriso+Sawiro:-Taliyaha ciidamada xoogga Dalka oo kulan la qaatay qaar ka tirsan ciidamada oo loo diyaarinayo in ay ka qaybgalaan hoowlgalada ka socda Shabeelada hoose 02/12/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.