Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ciidanka ATMIS kala hadlay sugida Amniga Shirka Baydhabo 10/01/2023 Maxkamadda sare ee Maraykanka oo diiday codsi uga yimid Trump 14/10/2022 Akhriso: War murtiyeed laga soo saaray shirka Beesha Muddullood 06/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/04/2021 Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegay degaano horleh 16/08/2023 IESG Newsletter_February-March 2020 19/04/2020 Dowladaha Turkiga & Jabuuti oo gurmad Caafimaad Maanta soo gaarsiinaya Muqdisho 02/11/2022 Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay sharciyo muhiim ah 18/02/2023 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 06/02/2018 Musharax Joe Biden oo ku guuleystay gobalada muhiimka ah ee Wisconsin & Michigan 05/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.