Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Akhriso:-Aabe Soomaaliyeed oo ku Xanuunsan Baydhabo Fadlan la wadaag Saaxibadada… 11/02/2020 DHAGEEYSO:-warka Idaacada warsan 22/11/2016 Madaxweyne Farmaajo oo maalinta berri ah hortagaya golaha Baarlamaanka 05/02/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 01/06/2021 Putin iyo Kim Jong oo qorsheysanaya Arrin halis ku ah Dowladda Ukraine 05/09/2023 dhageyso:-Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiiro ah 29/03/2017 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 27/11/2021 Musharax Daahir Geelle oo la kulmay Guddoonka Dallada Warbaahinta SOMA (SAWIRO) 01/09/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 28/11/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 24/08/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.