Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 25/10/2021 Wafdi ka socda DFS oo Shir uga qeyb galaya Imaaraadka Carabta 27/03/2022 Aqriso warbixin:- Magaalada Baydhabo oo Maanta lagu Doortay Kursi ay Haween keliya ku Tartamayeen 01/12/2016 Duqa Muqdisho oo ka hadlay eedo loo jeediyay Qoyska MW Xasan Sheekh 06/08/2023 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 04/12/2017 War deg deg ah qarax ka dhacay magaalada baydhabo zoona dahabshiil. 08/09/2017 Israa’iil & Falastiiniyiinta oo Gantaalo is dhaafsaday 07/08/2022 Muwaadiniin Soomaali ah oo ku xayirnaa Nairobi oo dalka ku soo laabtay 21/05/2020 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 11/06/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 13/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.