Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 04/06/2020 Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle & Jubbaland oo wadatashi la bilaabay Xildhibaannada labada Aqal 09/05/2022 Dhageyso:-Wareysi Maxamed Xasan C/raxmaan Sicir barar dhinaca Raashiinka iyo Lacagta shilin soomaaliga magalada -Xudur 06/07/2017 Puntland oo heshiis kala dhex-dhigtay beelo dagaalamay 16/11/2022 Maamulka Jubbaland oo dib u dajin u sameynaysa dadkii xoolahoodii ku waayay abaaraha 02/01/2022 Madaxweyne Farmajo oo Xukuumadda faray tayaynta adeegga caafimaad ee xarumaha karantiilka Covid-19 24/04/2020 Maamulka G/Banaadir oo ku dhawaaqay natiijada Imtixaanka fasalka 8aad 01/08/2023 Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Boosaaso 26/01/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 23/01/2021 Dhageyso:-Ku celiska Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo Caafimaadka Cuntada iyo nafaqada 09/03/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.