Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Waa kuma ninka loo doortay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Heer Federaal 05/12/2020 Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan 03/02/2022 DHAGEYSO SHARIIF XASAN OO LAFALANGEEYEY DHIBAATADA UU KU HAAYO KOONFUR GALBEED DHAGAYSI WANAAGSAN 21/01/2017 Dhageyso:-Wiil 9 sano jir ah oo daadad soorogmaday Baydhabo ku dileen 04/11/2019 Shirka Somtel oo hadiyado kala duwan bulshada Baydhabo 24/12/2021 Maxkamadda G/Banaadir oo la horkeenay Mas’uuliyiin ku eedeysan musuq maasuq 24/07/2023 Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Warsan 09/05/2023 Wasaaradda Waxbarashada iyo Booliska oo ka shiray Amniga Imtixaanka Sanadkan 23/05/2023 Diyaaradaha Israa’iil oo duqeymo ka geystay Suuriya 28/12/2021 Golaha Ammaanka oo ka digey colaad hor leh oo ka dhacda Gobolka Tigray 03/07/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.