Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo la kulmay Xildhibaano ka Tirsan Golaha shacabka 17/06/2023 Maxay ka wada hadleen Laftagareen iyo Maxamed Mursal. 01/10/2021 Akhriso:- Kooxda Xiriirinta ee QM ee Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa Maalinta Haweenka Adduunka ee 2019 07/03/2019 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 29/10/2021 Xaaf oo DFS ku eedeeyay faragelin, qalalaaso abuurid iyo qafaalashada nidaamka doorashada Galmudug. 09/01/2020 Tartan Aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadaan oo Caawa Radio Warsan ka bilaabanya 14/04/2021 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay odayaasha Degmada Waajid 20/06/2021 Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo ugu baaqay dowladda federalka inay ilaaliso xoriyada hadalka 24/10/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 17/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/03/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.