Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Madaxweynaha KGS & Boqor Buur madow oo ka wada hadlay dadkii laga soo musaafuriyay laas-caanood 25/11/2021 DHAGEEYSO;-Warka Duhur ee Radio Warsan 16/03/2020 Dagaalka Ukraine iyo Wararkii ugu dambeeyay 17/03/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/06/2022 Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan 24/12/2021 Boqortooyada Britain oo bixinaysa lacag looga hortagayo Ayaxa 24/07/2020 Dhageyso:-Bare Saxaafaded oo Ka Sheekeeyey Saxaafada Waxey Tahay iyo Waxa Looga Baahan yahay 08/11/2017 Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Dhuusamareeb Soo Gaaray 01/01/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 22/02/2022 Madaxweyne Mustafe Cagjar oo sheegay in maamulkiisa uusan waxba ka qaban karin sicir bararka 25/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.