Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Dad ku dhintay Shil ka dhacay dalka Pakistan 29/01/2023 DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN 04/04/2018 Wararkii ugu dambeeyay Wadahadalada Ruushka iyo Ukraine 29/03/2022 Faafaahin Dagaal Khasaaro Dhaliyey oo ka dhacay Buulo Burde 17/07/2020 Ciidamo Lagu Daadiyey Adis Ababa iyo Xaaladda Guud ee dalka Ethopia 02/07/2020 Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Oo Gaaray magaalada Garoowe 05/07/2021 Muhaajiriintii ugu badnayd oo gaaray xuduuda Maraykanka ee Mexico 19/04/2022 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Wrasan 11/07/2022 Faah faahin: Goolhayihii hore ee xulka Qaran oo caawa lagu dilay degmada Afgooye iyo wararkii u dambeeyay 07/05/2020 Axmed Madoobe Oo Ballan Qaad U Sameeyay Dhalinyarada Degmada Dhoobley 27/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.