Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like Kulan looga hadlaayey Amniga oo Lagu qabtay Degmada Xudur. 01/12/2022 Madaxweyne Xsan Sheekh oo gaaray Magaalada Brussels ee Caasimadda Belgieum ka 25/10/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 09/12/2019 Akhriso Khudbaddii Madaxwayne Farmaajo ee xaaladda Dalka 28/04/2021 DEG DEG+DHAGEYSO-:Koonfur Galbeed Oo Faah Faahin Ka Bixisay Abuu Mansuur Oo Maanta Isku Dhiibay 13/08/2017 Howlgal laga sameeyay degano ka tirsan Shabeellaha Dhexe 03/12/2021 Maamulka Jubaland oo war ka soo saaray dooda ah “Doorashaaba laga garramayee Gedo maxaa keenay?” 04/09/2020 Taliye Odawaa oo sheegay inay baarayaan qaraxii ka dhacay Xerada tababarka Ciidamada ee Nacnaca 06/11/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 16/07/2023 Shirka dalalka Baarlamaannada Afrika oo Maanta furmaya 01/09/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.