Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like DHAGEYSO: Warka Subax ee Idaacada Warsan 17/04/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 13/08/2020 Turkiga oo xirey wiil uu adeer u yahay Fetullah Gulen 01/06/2021 Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Geneva Uga Qeyb Gelaya Madasha Qaxootiga Adduunka 16/12/2019 Dhageyso: Hooyo oo mudo ku dhow 20 sano laxanuunsantahay cudur lugta ka naafeetlye. 10/03/2020 Dowladda Turkiga oo ka hadashay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho 28/11/2020 Maxkamadda gobolka Banaadir oo 10 sano oo xabsi ah ku riday Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda wasaaradda kalluumaysiga 27/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 20/01/2021 Xubno Ka Socda Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Shir Uga Furmaya Baydhabo 13/02/2021 Qaramada Midoobey oo ka digtay in dunida ay wajahdo Musiibo 04/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.