Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 23/02/2022 Jaamacadda Carabta oo ballanqaaday taageero maaliyadeed oo ay u fidiso doorashooyinka Soomaaliya 13/09/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 17/04/2021 Saraakiil Ciidan Iyo AMISOM Oo Ka Shiray Howlgalada Shabeellaha Hoose 31/05/2021 Dhageyso:-Gobolada Dhaxe ayaa kamid noqotey Deegaanada Laga Diidey Lacagta Shilinka Soomaaliga. 06/07/2017 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/11/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 20/04/2021 Midowga Musharaxiinta oo ku hanjabay sii wadida Bannaan baxyada ka dhan Farmaajo 20/02/2021 DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka Warsan 05/04/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 19/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.