Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like Dhageyso Wareysi:-Dadka ka soojeeda degaanada kgs ayaa kordhaysa dhibaatada ayaa ku reer puntland. 18/07/2017 Akhriso:-Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay Madaxa USAID u qaabilsan Qeebaha Waxbarashada iyo Caafimaadka 03/09/2018 Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan la yeeshay Safiirka UK ee Somalia 12/08/2023 Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur galbeed oo u damaashaad tagay Xeebta Baraawe 18/07/2021 Deni oo ku baaqay in loo Midoobo in Farmaajo laga saaro Villa Somalia 20/03/2022 Dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/09/2021 Jabhada Fano oo hanjabaad culus u dirtay Diyaaradaha Ethiopian Airlines 03/03/2024 Wararkii ugu danbeeyey Howlgalo ka socda Gobolka Hiiraan. 06/09/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 28/05/2021 Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil u Magacaabay Madaxweynihii hore ee Hir-Shabeelle 01/04/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.