Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like Maamulka degmada diinsoor oo ka warbixiyey xaalada degmadaasi. 14/07/2022 Dhageeyso+Sawiro:-Maxamed Madey macalin sagar oo u xanuunsanaa cudurka kansarka ayaa Shaleey lagu aasney magaalada Muqdisho 11/02/2018 Dhageyso:-madaxweyne Farmajo oo Hambalyo ku aadan 1-da luuliyo u diray Shacabka Soomaaliya 01/07/2018 Akhriso:-Farriinta Ciidul-adxaha ee Wakiilka Gaarka ah ee QM, James Swan 11/08/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 09/06/2022 Dhageyso:-Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 23/02/2022 Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Denmark, Ireland iyo Poland 03/11/2020 Arlaadii Aid ayaa maanta Deeq Raashiin ah waxa uu u qeybiyay Dad Abaartu ay saameysay Arlaadi Aid, 16/06/2017 NUSOJ mourns the death of a Journalist killed in Mogadishu twin blasts 22/12/2018 Maxaa ka jira wararka sheegaya in C/rashiid Janan u wareegay Mucaaradka 15/08/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.