Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like Akhriso Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Laftagareen Ka jeediyay Gunaanudka Shirka Dhuusamareeb 3 22/08/2020 Dhageyso: Indho Fiiqis Oo Lacag La’aan Ah Oo Laga Fuliyay Isbitaalka Degmada Xudur. 24/12/2019 Dad ku dhintay Dooni ku degtay Xeebaha dalka Jabuuti 24/04/2024 Golaha aqalka sare oo ansixiyay xubnaha guddiyada oo ka kooban sideed guddi. 25/06/2022 Dagaal dhexmaray Ciidamada Jubbaland & Al-Shabaab 29/12/2021 Maamulka Jubbaland oo shuruud adag ku xirtay ka qeyb galka doorashada Soomaaliya 13/02/2021 Shirka Golaha Wasiiradda oo arrimo muhiim ah looga hadlay. 08/09/2022 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 01/08/2022 DF Soomaaliya oo xil muhiim ah u magacowday taliyihii ciidamada Booliska Puntland 09/08/2020 Dhageyso: warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 14/11/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.