laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad written by Warsan Radio 17/05/2022 Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam-gamceed lagu weeraray maqaayad ku taalla magaalda Balcad ee gobolka Shaheelaha Dhexe, kuwaas oo ay jiraan saraakiil ka tirsan maamulka Hirshabelle.Maqaayadda oo ah mid lagu cunteeyo ayaa ku taalla kasoo horjeedka Xarunta Maamulka degmada Balcad agagaarka Suuqii hore ee Khudaarta, waxaana inta badan fariista mas’uuliyiinta qaar iyo Shaqaalaha Maamulka degmada Balcad.Taliyaha saldhigga booliska degmada Balcad Gaashaanle Dhexe Xuseen Macallin Cabdulle ayaa sheegay in dadka dhaawac ah ay ka mid ah yihiin guddoomiyaha maxkamadda Balcad, guddomiyaha tuulada Mareerey iyo mid ka mid ah nabadoonnada Hirshabelle.Waxa uu sheegay in uu goobta ka baxsadeen qofkii soo tuuray bamka, laakiin hay’adaha amnigu ku raad joogaan.Al-Shabaab ayaa bilihii la soo dhaafay dhowr qarax iyo weerarro noocan oo kale ah ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe, iyaga oo inta badan sheegta masuuliyadda weerarada noocaan oo kale ah. laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii degmada Balcad was last modified: May 17th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Farmaajo oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Xil-wareejinta Madaxweyne Xasan Sheekh next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed You may also like SAWIRO:- Maamulka Gobolka Hiiraan oo qabtay rag weeraray Guddoomiye Jeyte 31/12/2021 Mareykanka oo ka jawaabay hadal kasoo yeeray Al-Shabaab 16/06/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 07/07/2020 Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Kulmay Ku-Xigeenka Safiirka Talyaaniga Ee Soomaaliya “SAWIRRO” 08/08/2020 Dhageyso:-Dood ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga+Sawiro 29/08/2021 Puntland oo digniin hor leh kasoo saartay duufaan kale oo kusoo wajahan xeebaha badweynta Hindia 04/12/2020 Mareykanka oo sheegay inuu hayo caddeymo muujinaya in Coronavirus lagu sameeyay sheybaar ku yaalla china 04/05/2020 Dhageyso: Warka Galab ee Idaacada warsan 27/12/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 31/08/2019 Dhageyso+Sawiro:-Dood looga hadlayey shaqa la’aanta haysata dhalinyarada ayaa ka dhacday Idaacadda Warsan ee Baydhabo 24/10/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.