Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Masar oo Golaha Ammaanka QM ka codsatay inuu soo farageliyo muranka Wabiga Nile 20/06/2020 Ra’iisul Wasaaraha Xukumada soomaliya Xamse Cabdi barre oo gaaray magaalada WadankaTunuusiya 27/08/2022 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 29/03/2020 Shirka amniga gobolka Bari oo Go’aano adag laga soo saaray 13/04/2023 Gudoomiye ku xugeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Walaweyn ayaa ka warbixiyey xalada dagaalkii beelaha 26/10/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/03/2019 Golaha Wasiirada Puntland oo Maanta kulan yeeshay & Qodobada looga hadlay 05/10/2023 Akhriso:-Jabuuti oo Magdhaw siineysa shirkadda DP World 18/07/2018 Sweden oo Dowladda Somalia ugu hanjabtay xayiraad & sababta oo la ogaaday 29/09/2023 Ciidamada Millateriga & Booliska Somalia oo howlgal wadajir ah sameeyay 16/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.