Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Baydhabo=-Buuxinta Kursiga ka Banan Barlamanka Soomaaliya uan Banana Mid Ka mid ah Beelaha KGS 28/01/2019 Dowladda Maraykanka oo dajineysa qorshe ciidan loogu soo diraayo Soomaaliya. 16/06/2021 Erdogan oo ku baaqay in baaritaan Maskaxda ah lagu sameeyo Macron! 26/10/2020 Wararkii u dambeeyay rabshado ka socda Addis Ababa iyo Jawar Mohamed oo la xiray 30/06/2020 Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gobolka Gedo 22/05/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/02/2021 Dhageyso:Warka Habeen 17-10-2016 17/10/2016 Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada Ethiopia”Mekelle oo duqeyn culus ku socoto” 28/11/2020 Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Howgal Ku Dishay Dagaalamayaal Ka Tirsan AL-Shabaab 09/01/2023 Dowladda Kenya oo Muqdisho usoo dirtay wafdi dowladda Soomaaliya kalasoo hadla in xayiraada laga qaado Qaadka 08/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.