Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/01/2020 DHAGAYSO AQOONYAHAN AHMADEY O KAWARAMAY JAALIAYADA KOONFUR GALBEED KAALINTA AY KAGEYSAN KARAAN ABAARAHA ARLAATHI 11/01/2017 Daawo {Video}:-Maalinta caruurta oo manta laga xusay Magaalada Baydhabo iyo aduunka 20/11/2016 Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Aqalka Sare & Wakiilka QM? 09/05/2022 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 29/06/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 18/04/2021 Wasiirro ka mid ah Somaliland oo laga helay Covid 19 02/06/2020 Xisbiyada mucaaradka dalka Ethiopia oo kasoo horjeestay muddo kordhinta xisbiga talada haya 13/06/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 06/01/2021 Wasaaradda Arrimaha Dibbada oo xaqiijisay in Farmaajo uu ka dalbaday dhexdhexaadin Madaxweynaha Congo 20/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.