Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 28/09/2020 Maamulada Hirshabelle iyo Koofurgalbeed oo soo buuxiyay xubnihii Guddiga Doorashada ee la bedelay 11/06/2021 Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Covid-19 ee dalka Soomaaliya 03/06/2020 Akhriso:-Saraakiil Turki ah oo sheegeen in ay meydkii Wariyaha, ka baarayaan keyn ku taal halka loo yaqaan Belgrad. 19/10/2018 Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay Rag Kufsi iyo dhac geystay 02/02/2024 Xubno ka Tirsan Alshabaab oo lagu dilay duqayn ka dhacday gobolka Mudug 14/12/2023 Wasiirka Ganacsiga XFS oo saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya 27/12/2020 Akhriso:-Wariye Yoonis Cali Nuur oo ku geeriyooday London 20/07/2018 Dowladda Turkiga oo aad u cambaareysay weeraradii Bariire iyo Awdheegle 04/04/2021 Dhageyso:-Kolfadhigii 7aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta ka furmay Magaalada Baydhabo. 25/02/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.