Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 08/02/2023 Akhriso:-Wasiir Beyle oo sheegay in lacagihii Turkiga ku kabi jiray Miisaaniyadda aanay 3 bilood soo gaarin 15/07/2017 Dowlada Iran QM kala Hadlaysa barnaamijkeeda hubka Nukliyeerka 13/09/2022 Canada oo ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan Itoobiya 21/11/2021 Dhageyso:-madaxweyne Farmajo oo Hambalyo ku aadan 1-da luuliyo u diray Shacabka Soomaaliya 01/07/2018 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/07/2021 Sawiro;-Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaday Wafdi Heer Caalami Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho 21/10/2022 Dameer sababay burburka diyaaradii ku dhacday magaalada Beledweyne 15/07/2020 Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Agaasimaha Maamulka Bangiga Adduunka Oo Kulan Ku Yeeshay Geneva 18/12/2019 Dhageyso:- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 28/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.