Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya written by Warsan Radio 18/05/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya Ambassador James Swan.James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu maanta Muqdisho kula kulmo oo uu si shakhsi ah ugu hambalyeeyo Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka xog wareystay arrimaha mudnaanta u leh maamulkiisa.Waxaana ay ka wada hadleen sida ugu wanaagsan ee Qaramada Midoobay ay u sii wadi karto taageerada ay siiso Soomaaliya iyo dadkeeda. Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya was last modified: May 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Rooble oo Midowga Afrika kala hadlay dardar gelinta Amniga next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan Warsan 26/06/2023 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 02/06/2020 Al-Shabaab oo baahisay muuqaal ay ugu baaqeyso dhalinyarada Ajaaniib inay Somalia u soo hijroodaan 14/05/2021 Madaxweyne Erdogan oo ku celiyey jawaabtii ka careysiisay Faransiiska 26/10/2020 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN. 10/10/2019 Jubbaland oo billaawday diyaar garowga wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab 08/05/2023 Dhageyso:- Warka Galab ee Idaacada Warsan 02/02/2022 RW Rooble Oo La Kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka Ee Geeska Afrika 14/11/2021 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 30/04/2023 Madaxweyne Deni oo ka hadlay sababta uu ku diiday saxiixa War-Murtiyeedkii Shirkii Madasha ee Muqdisho” 09/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.