Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like Dowladda Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigtay eedeysane kamid ah dadka loo haaysto dilkii Xamdi 16/09/2020 Waajid: Golaha cusub ee deegaanka oo doortay Guddoomiye “SAWIRRO” 30/04/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/07/2020 Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan 19/10/2022 Dowladda Jabuuti oo war cusub kasoo saartay wada-hadallada DF iyo Somaliland 23/07/2020 Dhageyso:-Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 05/02/2021 Dhimasho & dhaawac ka dhashay Gaari lagu rasaaseeyay duleedka Gaalkacyo 20/05/2022 Facebook, Instagram, WhatsApp oo hawada ka wada maqan 04/10/2021 Guddoomiyaha ONLF & Qalbi-Dhagax oo ku soo wajahan Muqdisho 26/01/2022 Wasaaradaha & Hay’adaha Jubbaland oo laga mamnuucay inay heshiisyo galaan 24/07/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.