Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/11/2020 QM oo dalbatay in haweenka Soomaaliyeed la siiyo saamigooda ay u qalmaan ee siyaasadda 08/03/2022 Saciid Deni oo Goobjoog ka noqday dhaarinta Wasiirro ka tirsan Puntland 20/03/2024 Sheekh Shariif iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Kawada Hadlay Doorashada Dalka 06/05/2020 Hoggaamiyaha Shiinaha oo booqanaya Sacuudiga 07/12/2022 Afhayeenka Madaxweynaha Ruushka Peskov oo laga helay cudurka Coronavirus 13/05/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 25/03/2020 Dhageyso: Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 20/10/2022 video Toos udaawo Shirka Midawga Africa iyo Madaxda Khudbadaha ay Jeedinayan 04/07/2017 Ukraine oo ka carootay hadal ka soo yeeray madaxweynaha Faransiiska 05/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.