Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like Ciidamada Israel oo Dilay in ka badan 10 Ruux oo Garaar doon ahaa 17/03/2024 Laftagareen oo kulan la qaatay laamaha Amniga Koonfur Galbeed 07/10/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 29/04/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/01/2022 Muddada Howlgalka UNSOM ee Soomaaliya oo la kordhiyay 01/11/2022 Dowladda Turkiga oo war kasoo saaray qarixii maqaayaladda Luul Yemeni 06/03/2021 Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed oo shir uga qeyb galay Nigeria 25/09/2021 Sawiro: Kulanka Wadatashiga Wasaaradaha Owqaafta Iyo Arimaha Diinta Ee Heer Faderaal Iyo Heer Dowlad Goboleedka Oo Maanta Kadhacay Magalada Muqdisho 01/12/2019 RW Rooble Oo Xariga Ka Jaray Mashruucyo Kala Duwan Oo La Hirgeliyay Magaalada Baydhabo (Sawiro) 23/11/2020 Wasiir Fiqi oo oo abaabulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada Gobolka Mudug 26/09/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.