Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like Wasaaradda Caafimaadka Dalka Oo Ka War Bixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Cudurka COVID-19 28/04/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 07/07/2021 Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo so gudbiyay Jadwalka doorashada Aqalka Sare 14/08/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 27/06/2021 Ciidamada Soomaaliya dowladda oo sheegay inay soo afjareen weerarkii Hotelka Xayaat 21/08/2022 Mareykanka oo muddo kadib sheegtay in uu duqeyn la beegsaday Al-Shabaab 24/02/2022 Wafdi Ka Socday Dowladda Soomaaliya oo Hiiraan u Tagay Qiimeynta Khatarta Fatahaada Webiga 06/05/2020 Dhageyso:-Odayaal Iyo Waxgarad War Ka Soo Saaray Dagaalka Gobolka Mudug 26/09/2017 Dowladdaha Sacuudiga iyo Australia oo u digay Muwaadiniintooda ku sugan Pakistan 27/12/2022 Muwaadin Soomaali ah oo medydkiisa lagu arkay goob Tareenada laga raaco ee dalka Jarmalka 18/06/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.