Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like Madaxweyne Farmaajo oo maanta hor tegaya golaha shacabka 15/08/2020 Xukun lagu riday Darawalka iyo Xaasaska Xubno katirsan Al-Shabaab ee lagu qabtay qaraxyada. 24/08/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 21/11/2021 Kadib Imaaraadka, Bahrain iyo Oman ayey u badan tahay in ay noqdaan wadamada ku xiga ee ‘xiriirka la yeelanaya’ Israel 19/08/2020 Tallaalka labaad ee Cudurka COVID-19 oo Maanta ka bilowday Muqdisho 14/04/2021 Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo qeylo-dhaan muujiyay 15/03/2022 Akhriso:-Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo dib u dhigey ka bixitaanka ciidamada AMISOM 31/07/2018 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 03/01/2021 DHAGEEYSO:-WARKA GALABNIMO EE IDAACADA WARSAN 03/04/2018 Ciidamo Magaalada Buurdhuubo ka sameeyay howlo samata-bixin ah 05/12/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.