Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 25/11/2018 UK oo cambaareysay xukun dil ah oo Somaliland fulisay 17/02/2022 Madaxweyne Shariif Xasan oo cambaareeyay qaraxyadii Degmada Wanlaweyn 21/06/2020 War-murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda Soomaaliya iyo dalalka safka hore 01/02/2023 DHAGEYSO: Warka Subax ee Idaacada Warsan 20/04/2020 Qarax qabsaday Markab Xamuul iyo khasaaro ka dhashay 27/12/2022 Mareykanka oo xaqiijiyay tirada duqeymaha ay ka geyteen Soomaaliya sanadkaan 01/09/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 01/12/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/12/2019 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 27/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.