Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like WFP Oo Ballan Qaaday Inay Si Deg-Deg Ah Uga Jawaabeyso Codsi Uga Yimid ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland 19/02/2022 DAAWO: video C/raxmaan Faroole oo tanaasulay, Fariina u diray Musharaxiinta iyo Xildhibaanada BF 07/02/2017 dhagayso:- Tartan aqooneedka idaacad warsan 12/03/2024 Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka “Waxaan Soodhaweynayaa Ansixinta Golaha Adeegga Garsoorka” 16/11/2020 Qaraxyo Khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Hiiraan 15/01/2023 Maxkamadda Caalamiga Ah Ee ICJ Oo Hoggaan Cusub Loo Doortay 09/02/2021 Qarax Ka Dhacay Degmada Wanlaweyn . 09/05/2018 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 11/04/2021 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/04/2020 Dhismaha Gollaha deegaanka Degmada Waajid oo laga shiray “SAWIRRO” 20/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.