Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay written by Warsan Radio 22/06/2022 Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay xalay Ciidamada dowladda iyo Xubno kagirsan Ururka Al-Shabaab ku dhexmareen degmada Afgooye iyo degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Bariire, halkaas oo ay weerareen Xubno katirsan Urutka Al-Shabaab, waxaana illo dadka degaanka ah ay sheegeen in ilaa Saddex Jeer kaliya ay xalay weerar ku qaadeen Al-Shabaab degaanka Bariire.Sidoo kale Al-Shabaab ayaa xalay weeraray Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ee ku sugan Buundada yar ee degmada Afgooye, waxaana jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaaladaas.Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa aad ugu badan dagaalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab wallow ay barbar socdaan howlgallo ay sameeynayaan Ciidamada kala duwan ee dowladda Soomaaliya. Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika You may also like J/Dhexe: Duqeymo Xooggan oo lagu beegsadey saraakiil Al shabaab ah. 29/04/2020 Faah Faahin: Muwaadin Soomaaliyeed Oo Toogasho Lagu Dilay Isaga Oo Watay Gaari 05/05/2022 Xoghayihii 5-maalmood ka hor la magacaabay ee xafiiska Raisal Wasaaraha oo xilkii laga qaaday 01/08/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 01/12/2021 China oo dhoolatus militari ka bilowday badda Taiwan 20/09/2020 Museveni iyo Farmaajo oo kulan ku yeeshay Addis Ababa 05/10/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 05/02/2018 Dhageyso: Tartan Aqooneedka Idaacada Warsan 09/04/2023 RW Rooble oo dowladda Britain kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameysay 06/02/2022 Akhriso:-Soomaali ah oo ku Guulaystay tartan orod oo caalami ah 28/08/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.