Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray Garoonka Stadium Muqdisho oo dib loo dhisay 30/06/2020 Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayo hablo ka tirsan booliska Haramcad 04/11/2021 DHAGEEYSO;-WARKA CAAWA EE IDAACADA WARSAN BAYDHABO 2 3 2020 02/03/2020 Ciidamada Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa howlgalo ka sameeyeen degaano 13/12/2021 Wasiir Beyle oo ka dayriyey xaaladda dhaqaale ee DF 05/07/2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaarey degmada Diinsoor 03/03/2020 Turkiga Oo Gaadiid Dagaal Ku Wareejiyey Soomaaliya 26/08/2020 Guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho 10/08/2020 Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo ka hadlay in dacwado loo haysto qaar kamid ah bangiyada kuyaala Soomaaliya 22/10/2020 Akhriso+Sawiro:-Kulanka Golaha Guud ee Daladda Warbahinta Somaliyed (SOMA) oo Ka formay Muqdisho 14/08/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.