Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Ciidanka liyuu Boolis & Al-Shabaab iyo Madaxweynaha degaanka oo ka hadlay 26/07/2022 Dhageyso:-Shir maanta Beydhabo lagu soo gaba gabeeyay Shirkii looga hadlayay tayeynta Dowladaha Hoose ee maamul goboleedyada dalka oo magaalada Beydhabo ka socday ayaa maanta la soo gaba gabeeyay. 07/08/2016 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/07/2022 Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in dalku galay doorasho xor & xalaal ah 15/12/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 19/07/2020 DFS oo markale shaacisay in wax Kiis COVID-19 laga helin magaalada Muqdisho 22/06/2020 Siihayaha Wasiirka Maaliyada XFS oo kulan la qaatay madaxda Bangiga Hormarinta islaamka 03/09/2020 Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo soo saartay amaro lagu xakameynayo faafitaanka COVID-19 14/03/2021 Madaxweynaha oo fariin u diray maamul goboleedyada, kuna baaqay midnimo iyo wada shaqeyn 11/10/2017 Beesha caalamka oo war kasoo saartay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay 10/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.