Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Dhageyso:-shacabka ku nool magaalada beledweyne ayaa waxaa ay ka hadeen dorashadii ka dhacaday 13/01/2017 Daawo Muqaalka AKHRISO Khudbadii Mukhtaar Roobow oo Dhameystiran 15/08/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 25/06/2022 Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Arrimaha Abaaraha kala hadlay Safiirada Caalamka 10/06/2022 Hay’adaha Amniga Dawlada oo soo qabtay Nin qof shacab ah dilay 03/06/2023 SAWIRRO:XUBNAHA GOLAHA DEGAANKA DEGMADA BERDAALE OO SHAHAADOOYIN LA GUDOONSIYEY. 27/11/2022 Dowladda oo ka hadashay kulanka Madaxweyne Xasan iyo Muuse Biixi 28/12/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 23/02/2021 Akhriso:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Xilka Ka Qaadeen Guddoomiye ku xigeenka Guddi 12/01/2019 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 16/03/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.