Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Sheekh Shariif “Soomaaliya Awood uma laha ka hortagga COVID-19 28/04/2020 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN. 13/10/2019 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/10/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 19/12/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 26/12/2018 Turkiga oo si adag u canbaareeyey heshiiska Imaaraatka iyo Israil 14/08/2020 Guddiga Qaran Ee Ka hortagga COVID-19 Oo Shaaciyay Inay Kordheen Xaaladaha Dadka Uu Soo Ridanayo Iyo Bukaannada u Geeriyoonaya COVID-19 25/04/2020 Al-Shabaab oo weerar dad lagu dilay ka fuliyey gobolka Bakool 02/01/2021 Amiirka Qatar oo ka hadlay dib u soo noqoshada xiriirka Soomaaliya iyo Kenya 07/05/2021 Akhriso: Aqalka sare oo si diiran u soo dhoweeyay War murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb 13/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.