Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Tirada Dadka Cudurka Coronavirus Dunida uu Ku Dhacay oo Ka Sare Maratay 7 Milyan 08/06/2020 Siyaasiyiin laga mamnuucay inay booqdaan dalka Faransiiska 01/05/2021 Maxay ka wada hadleen RW Xame & Ergayga Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Somaliland 03/04/2023 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/05/2023 Ciidamada Puntland oo howlgal gaar ah fuliyay 24/07/2022 Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Mahad Salaad oo loo Magacaabay Agaasimaha NISA 26/05/2022 Afti Tirada Baarlamaanka Talyaaniga Lagu Yareyn Doono Oo Ka Qabsoontay Dalkaas 22/09/2020 Akhriso:- Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika 03/09/2018 Tiradda dadka uu ku dhacay Coronavirus Soomaaliya oo gaartay 164 qof 19/04/2020 Dacwad ka dhan ah sharci uu Madaxweyne Farmaajo saxiixay oo loo gudbiyay Maxkamada sare 01/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.