Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika written by Warsan Radio 22/06/2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay “la haystayaal” u yihiin duulaanka Ruushka ee ka socda Ukraine.Hadalakan ayuu madaxweynaha sheegay xilli uu shalay khudbad u jeedinayay Midowga Afrika (AU).Duullaanka Ruushka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Qamadiga ee Ukraine, ayaa waxa uu sababay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan gaajo.Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahadal degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka. Madaxweynaha Ukraine oo la heystayaal ku tilmaamay wadamada Afrika was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaalo ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay next post Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay go’aan ka gaareyso xirnaanshaha Muqtaar Roobow You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 04/09/2021 Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 02/08/2022 Dhageyso:-Aqalka Sare oo Ka Xumaaday Faragelin Lagu Haayo Doorashada KGS 04/11/2018 Dhageeyso Xukun Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ku ridday Askari ka tirsan ciidanka Gaarka Ah ee KG soomaaliya 08/11/2016 Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Koonfurta Gobolka Mudug 25/09/2023 Go’aannada adag ee la filaayo in laga soo saaro shirka maamul goboleedyada ugu furmaya Dhuusomareeb 09/07/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka warsan 17/08/2018 Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay 19/06/2021 Soomaalida Kenya oo walaac ka muujiyay hadal kasoo yeeray Raila Odinga 26/01/2023 Dhageyso:-Warsan oo qabatay dood looga hadlayey ka hortagga Xag-jirnimada iyo kor u qaadidda Nabadda 09/10/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.