Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho 07/09/2022 Kenya oo afar maalin gudaheed Qaadka ay keento Somalia ka faa’iiday ku dhawaad labo milyan dollar 01/08/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 26/09/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan dalka Uganda 08/08/2022 Sawirro: Xaflad xilka uu kula waregaayey gudoomiyaha cusub ee gobolka baay Cabdifitaax Maxamed Ibraahim ‘Piano’ oo Baydhabo lagu qabtey. 16/06/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 14/04/2021 Xog-haya guud ee gaashaan buurta NATO, Jens Stoltenberg, ayaa u digay madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, 13/11/2016 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 22/01/2022 Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Caalamka 18/08/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 14/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.