Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like Xisbiyada Mucaaraadka Somaliland oo sheegay in ay dib u dhigeen banaanbixii ay maanta iclaamiyeen 11/06/2022 Dowladda Soomaaliya oo warqad ka dhan ah Kenya u gudbisay IGAD 14/12/2020 Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan 11/11/2022 Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Isaa’iil oo isagoo meyd ah laga helay gurigiisa 17/05/2020 Trump oo diiday inuu aqbali doono Natiijada Doorashada November? 20/07/2020 DHADHEEYSO+SAWIRO:-MUNAASABAD LAGU SOO GABAGABAYNAYAY DHLINYARO LA BARAY XIRFADDA GACANTA OO KA DHACDAY XARUNTA KANAVA EE MAGAALADA BATDHABO. 02/04/2017 Xuseen Maxamed Daahir oo noqday Senatorkii 5aad ee Baydhabo lagu doorto 02/08/2021 Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay muddo kordhinta loo sameeyay 12/04/2021 Kenya oo Saddex Bilood gudaheed in ka badan 8 Milyan Dollar ka heshay jaadka ay u soo dhoofiso Somalia 20/10/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 26/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.