Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta written by Warsan Radio 22/06/2022 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu dilay deegaan lagu Magacaabo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena lagu dhaawacay.Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canfarta ay weerar ku qaadeen xoolo dhaqato Soomalai ah oo u arooray wabiga, halkaa oo sidoo kale la sheegay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli usbuucyadii la soo dhaafay ay socdeen dedaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaadda labadani qowmiyadood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah. Soomaali dil & dhaawac loogu geystay webi mara deegaanka Canfarta was last modified: June 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Jaamacaddii ugu horeysey oo laga hirgaliyey Degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay next post Waan waan laga dhex-bilaabayo Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka You may also like Dowladda Turkiga oo ka hadashay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho 28/11/2020 Kheyre oo sheegay in ay ka badbaadeen isku day dil oo la doonayay in lagu khaariyo isaga iyo siyaasiyiin kale 19/02/2021 Madaafiic caawa lagu weeraray garoonka Stadium Muqdisho oo galabta dib loo furay 30/06/2020 Dib u dhac ku yimid Diiwaan gelin doorasho ee gobolka Nugaal 07/02/2023 Ciidamada Israel oo 152 qof ku dhaawacay Masjidka Al-Aqsa 15/04/2022 Magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub: Madaxweyne Farmaajo oo iska ilaalinaya laba arrin 30/08/2020 Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Baaq U Diray Bulshada Magaalada Kismaayo 23/02/2022 Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Guuleed oo booqday Bangiga Dhexe 29/07/2020 Maxaa la filayaa in Madaxweyne Farmaajo kaga hadlo Khubadiisa Maanta? 23/09/2020 Mahdi Guuleed Oo La Kulmay Nicolas Berlanga 07/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.